Home Full News Article

Wasiir Khaliif oo Kulan La Qaatay Agaasimaha Komishanka Dhaqaalaha Afrika+SAWIRO

22 Feb, 2021

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta habka fogaan araga ah kulan kula yeeshay Agaasimaha fulinta ee Komishanka Dhaqaalaha Afrika Dr. Vera Songwe oo ay ka wada-hadleen dib-u-dhiska dhaqaalaha Soomaaliya, ganacsiga iyo maal-gashiga. Waxaana ay balan-qaaday inay si dhow u la shaqeyn doonaan Soomaaliya.

BACK

Other Images

Mogadishu, Somalia

Mohamoud Harbi Road, Behind the Somali National Theater

+25268 3459526

media@moci.gov.so