Home Full News Article

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Safiirka Dawladda Sweden ee Soomaaliya+SAWIRO

10 Feb, 2021

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Safiirka Dawladda Sweden ee Soomaaliya+SAWIRO Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka dawladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Stefan Tillander. Labada dhinac, ayaa ka wada-hadlay xoojinta wada-shaqeynta, ku biiritaanka Soomaaliya ee Ururka Ganacsiga Aduunka oo ay dawladda Sweden ka taageerayso Soomaaliya, waxyaabaha qabsoomay iyo xoojinta dedaalada lagu jiro ba.

BACK

Mogadishu, Somalia

Mohamoud Harbi Road, Behind the Somali National Theater

+25268 3459526

media@moci.gov.so