Home Full News Article

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay'adda USAID+SAWIRO

21 Nov, 2020

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, wuxu maanta la kulmay madax ka socotay hay'adda USAID oo ay ka wada-hadleen mashaariicda ay dalka ka wadaan gaar ahaan mashruuca GEEL, waxay isla garteen in la xoojiyo wada-shaqeynta iyo siddii kor looggu qaadi lahaa suuq-geynta wax-soo-saarka ganacsi ee Soomaaliya si looggu dhoofiyo wadamada caalamka.

BACK

Mogadishu, Somalia

Mohamoud Harbi Road, Behind the Somali National Theater

+25268 3459526

info@moci.gov.so