Home Full News Article

Wasiirka Ganacsiga oo Kulan La Qaatay Mas'uuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed+SAWIRO

19 Nov, 2020

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa kulan is-xog-waraysi ah la qaatay mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed oo ay ka wada-hadleen xaaladda ganacsatada, caqabadaha jira iyo siddii loogga wada-shaqeyn lahaa horumarka ganacsatada iyo ganacsiga Soomaaliyeed ba iyo weli ba dhiiri-gelinta maal-gashiga.

DHAMMAAD

BACK

Mogadishu, Somalia

Mohamoud Harbi Road, Behind the Somali National Theater

+25268 3459526

info@moci.gov.so